Aqalka Wakiilada ee Mareykanka oo saxiixay qaraar ka dhan ah Sacuuiga iyo Imaaraatka

HomeWararka

Aqalka Wakiilada ee Mareykanka oo saxiixay qaraar ka dhan ah Sacuuiga iyo Imaaraatka

Aqalka wakiilada ee Mareykanka ayaa ansixiyay sadex qaraar oo lagu xanibayo qorshaha madaxwayne Trump uu ku iibinayo gantaalada iyo hubka uu doonayo i

Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)
Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa
Farriinta Covid19 iyo Sheekh Cali Dheere (daawo)

Aqalka wakiilada ee Mareykanka ayaa ansixiyay sadex qaraar oo lagu xanibayo qorshaha madaxwayne Trump uu ku iibinayo gantaalada iyo hubka uu doonayo inuu ka iibiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraatka Carabta.

Go’aankan ayaa ah mid dhaawacaya xiriirka siyaasadeed ee Trump iyo Sacuudi Carabiya, waxaana Congresska uu siwayn u cambaareeyey tacadiyada xuquuqda Aadanaha ee Sacuuiga uu ka gaysto dalka Yemen.

Congresska Mareykanka ayaa awood u leh inay dib u eegaan heshiiska waawayn ee dowladda Mareykanka ee hubka lagu iibiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: