Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa

HomeWararka

Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa

Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama wa

Xaalada Naafada Garowe & Tacadiyada ka dhanka ah (daawo)
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Dagaalka Xeraale (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano barta go’aan qaadasha dayn cafinta.

Soomaaliya waa waddanka 37aad oo gaara heerkaan dayn cafinta, waxaana ay ku timid dadaal dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixisay dib u habeynta hey’adaha maaliyadda dalka.

Qoraalka ayaa lagu yiri “Waxa ay Soomaaliya u dhaqaaqaysaa hannaanka dhameystirka dayn cafinta oo qaadanaya sadax sano”.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: