Soomaaliland oo Puntland ugu hanjabtay in 24saac gudahood ay uga baxaan kaantaroolka deegaanka Bixin ee gobolka Sool (dhegayso)

HomeWararka

Soomaaliland oo Puntland ugu hanjabtay in 24saac gudahood ay uga baxaan kaantaroolka deegaanka Bixin ee gobolka Sool (dhegayso)

Saraakiisha ciidamada maamulka Soomalaland ee Soomaalidiidka ah oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Laas caanood ayaa Puntland ugu hanjabay in 24saac gudahood ay uga guuraan kaantaroolka deegaanka bixin oo ay dhawaan u soo guureen ciidamada dowladda Puntland. Halkan ka dhegayso.

Cabudwaaq agoon ayaa lo qaybiyaay dhar Ciid (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
MAANHADAL: Maxaa hortaagan in la helo Xildhibaano ka tarjuma baahida bulshada? (daawo)

Saraakiisha ciidamada maamulka Soomalaland ee Soomaalidiidka ah oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Laas caanood ayaa Puntland ugu hanjabay in 24saac gudahood ay uga guuraan kaantaroolka deegaanka bixin oo ay dhawaan u soo guureen ciidamada dowladda Puntland.

Halkan ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: