MAANHADAL: Maxaa hortaagan in la helo Xildhibaano ka tarjuma baahida bulshada? (daawo)

Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, Maxaa hor taagan in la helo Xildhibaano katirjuma baahida bulshada deegaanada laga soo dorto?

Barnaamijka waxaa marti ku ah: Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac oo Qardho jooga, Ex-Xildhibaan Cabdibare Yuusuf oo jooga Nayroobi, Ganacsade Cali khadar Cismaan,Faiso Siciid Cali oo ah guddoomiyaha ururka haweenka ee degmada Qardho, iyo Shekh Cabdirisaaq Xuseen Ciise.

Barnaajka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com