Halkee ayay maraysa xulista golaha deegaanka ee Burtinle?

HomeWararka

Halkee ayay maraysa xulista golaha deegaanka ee Burtinle?

Degmada Burtinle oo katirasn gobolka Nugaal waxaa si habsami leh uga socota xulusta xubnaha cusub ee golaha deegaanka ee degmada Burtinle kadib marki

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalinaya khilaafka guddiyada baarlamaanka
Tartan iyo Tacliin: Habeenkii 10aad iyo Dugsiydii ku tartamay (daawo)
Madaxweyanaha Puntland iyo Kuxigeenkiisa oo arrimaha doorashooyinka ka hadlay

Degmada Burtinle oo katirasn gobolka Nugaal waxaa si habsami leh uga socota xulusta xubnaha cusub ee golaha deegaanka ee degmada Burtinle kadib markii dhawaan ay iscasileen golihii hore.

radio Daljir ayaa helay xog ah in ilaa iyo haatan la soo xulay ilaa iyo 7 xubnood oo kamid noqonaya golaha cusub.

Odayaasha dhaqan ayaa ku howlan sidii ay usoo dhisilahaayeen gole deegaan oo tayo leh oo wax ka qaban kara baahiyaha bulshada.

Golaha deegaanka ee degmada Burtile ayaa ka koobnaandoona ilaa iyo 21 xubnood.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: