Maamulka gobolka Garda Fuu oo beeniyay Dhul gariir ka dhacay degmada Bareeda (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka gobolka Garda Fuu oo beeniyay Dhul gariir ka dhacay degmada Bareeda (dhegayso)

Baraha bushada ay ku xiriiro iyo idaacadaha Muqdisho ku yaala a ayaa lagu faafiyay shalay warar been abuur ah oo sheegayay in Dhul gariir uu ka dhacay degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu. Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab ayaa arintaasi beeniyay, wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.

France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel
Dowladda oo digniin horleh kasoo saartay dhul boobka
Ciidanka Amniga Garoowe oo qabtay Rag laga shakiyaay (dhegayso)

Baraha bushada ay ku xiriiro iyo idaacadaha Muqdisho ku yaala a ayaa lagu faafiyay shalay warar been abuur ah oo sheegayay in Dhul gariir uu ka dhacay degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu.

Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab ayaa arintaasi beeniyay, wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: