Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Garowe

HomeWararka

Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Garowe

Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka de

Ciidanka Itoobiya oo Shacab Ku Laayey Gobolka Hiiraan (dhegayso)
RW Xamse oo xariga ka jaray Xarunta Kaydka Daawada Soomaaliya oo dib loo furay
Shir laga yeeshay amniga deegaanada xudduudka yaal ee Gobolka Gedo.

Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka degtey.

Garoonka ayaa waxaa joogay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo dadweyne soo dhaweynayay diyaaradda.

Madaxweynaha Puntland ayaa bilo ka hor magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxda shirkadda Ethiopian Airlines, wuxuuna sheegay in uu heshiis la galay shirkadda, duulimaadna ka bilaabi doonto Puntland.

Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa hore duulimaadyo ugu sameyn jirtey magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: