Ciidanka Itoobiya oo Shacab Ku Laayey Gobolka Hiiraan (dhegayso)

Ciidanka Itoobiya oo Shacab Ku Laayey Gobolka Hiiraan (dhegayso)

Ciidamada (Ehiopia) Itoobiya ee kusugan Goblka Hiiran ayaa lasheegay inay ku dileen dad radyid ah Degaanada kala ah Nuur Fanax, Beerxaani ee Goblka Hiiraan.

Nabadoon Xasan Macalin oo kamid ah nabadoona Baladwayne kana so jeedan deeganada ay ka dhimashadaa   ayaa Radio Daljir usheegay in si barera ay ulaayen Ciidama Ehiopia dadkaasi.

Wuxuuna sheegay in sababta loodilay dadka rayidka ay ahayd kadib markii Miino wadada loogaliyay Ciidanka Itoobiya , Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waydiiyay Nabadoonka  Siday wax u dhaceen.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com