Liibiya oo cabasho ugudbisay xukuumada Baariis (dhegayso)

HomeWararka

Liibiya oo cabasho ugudbisay xukuumada Baariis (dhegayso)

Dowladda aya caalamka aqoonsanyihiin ee Liibiya ayaa ka dalbatay xukuumada Baariis in ay saharaxaad ka bixiso qaaka ay mucaaradka ku heleen hub ay le

Munaasabaddii Xuska 1da Agoos iyo Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Hambalyeeyay Dhallinyarada Soomaaliyeed
Caqabadaha haysta beeralayda Puntland ee wax soo saarka timirta, Qaybtii 5aad (dhegayso)

Dowladda aya caalamka aqoonsanyihiin ee Liibiya ayaa ka dalbatay xukuumada Baariis in ay saharaxaad ka bixiso qaaka ay mucaaradka ku heleen hub ay leedahay dowladda Faransiiska.

gantaalada lagula dagaalamo, gaadiidka dagaalka iyo diyaaradaha ayaa Bishii hore waxaa gacanta ku dhigay dowladda Liibiya kadib markii ay dagaal kula galeen magaalada kharyaan.

dowladda Liibiya ayaa ka dalbatay Faransiiska in ay sharaxaan qaabka ay gantaalada ku heleen mucaaradka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: