Qaxootigii Suuriya ee ku sugnaa  Lubnaan oo dib ugu laabtay dalkoodii

HomeWararka

Qaxootigii Suuriya ee ku sugnaa Lubnaan oo dib ugu laabtay dalkoodii

Boqolaal ruux oo qaxooti ah oo ku sugnaa dalka Lubnaan ayaa dib ugu laabtay dalka Suuriya kadib markii laga itaal roonaaday dagaalyahanada Daacish oo intabadan gacanta ku hayay Suuriya. barakacayaasha ayaa la arkaayay iyagoo ka gudbaayay xadka ay wadaagaan Suuriya iyo Lubnaan. Dhegayso.

Maxy ka wada hadleen madaxweyne Axmed Madoobe & James Swan?
Madaxweynihii hore ee Somaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo la kulmay Xildhibaano DFS Katirsan
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Boqolaal ruux oo qaxooti ah oo ku sugnaa dalka Lubnaan ayaa dib ugu laabtay dalka Suuriya kadib markii laga itaal roonaaday dagaalyahanada Daacish oo intabadan gacanta ku hayay Suuriya.

barakacayaasha ayaa la arkaayay iyagoo ka gudbaayay xadka ay wadaagaan Suuriya iyo Lubnaan.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: