Duleedka  Gaalkacyo oo lagu laayay dad Shacab ah

HomeWararka

Duleedka Gaalkacyo oo lagu laayay dad Shacab ah

Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex ruux ayaa geeriyootay tiro intasi ka badana waa ay dhaawacmeen,kadib markii maleeshiyaad hubaysan ay rasaas ku fureen G

Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa
Musharax Madaxweyne Shoortaaye oo MN lagu soo dhaweyeey
Cabashada beelaha degan gobolka Gedo ee daaran Golaha Wasiirada ee la ansixiyay

Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex ruux ayaa geeriyootay tiro intasi ka badana waa ay dhaawacmeen,kadib markii maleeshiyaad hubaysan ay rasaas ku fureen Gaari dad Shacab ah ay saarnaayeen duleedka Waqooyi ee Magalada Gaalkacyo.

Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ayaa lageeyay dadkii ku dhaawacmay rasaastan ay soo fureen maleyshiyadii hubaysnayd.

lama oga ilaa iyo haatan sababta dadkan shacabka ah ee saarnaa Gaariga loo beegsaday.

Ciidamada amniga ayaa ku baxay goobta ay dhacdadan ka dhacday oo ahayd deegaanka Saaxo.

Diiwaanka warka

radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: