Odayaasha Cadaado oo ka horyimid heshiiskii DFS iyo Ahlu-Sunna iyo hadalkii Kheyre (daawo | dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Cadaado oo ka horyimid heshiiskii DFS iyo Ahlu-Sunna iyo hadalkii Kheyre (daawo | dhegayso)

Galmudug: Maxaa weli iskeeni la'? Maxaa DFS weli u qarsoon, maxaa se Xaaf u qorsheysan? Midnimada Galmudug ma mid afka baarkiisa ah baa iyo "ninkaad d

Iskaashatada Gaadiidka Dadwaynaha Boosaaso oo Ka Cabanaya Gawaari ay leeyihiin Shirkaddo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Xariga Ka Jaray fagaaraha Midnimada
Xarfo oo Iskuuladii Isbital Isubedeleen iyo Bukaano Buux Dhaafiyey (Sawirro+cod)

Galmudug: Maxaa weli iskeeni la’? Maxaa DFS weli u qarsoon, maxaa se Xaaf u qorsheysan? Midnimada Galmudug ma mid afka baarkiisa ah baa iyo “ninkaad degeysid, ninkaad debin u qoolaysid …” mise waa mid wax ka jiraan? Waa se maxay doorka RW Kheyre ee midnimada iyo mideynta Galmudug oo illaa iyo maanta ah mid u badan afka baarkiisa? Radio Daljir kala soco!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: