Xarfo oo Iskuuladii Isbital Isubedeleen iyo Bukaano Buux Dhaafiyey (Sawirro+cod)

Xarfo oo Iskuuladii Isbital Isubedeleen iyo Bukaano Buux Dhaafiyey (Sawirro+cod)

Bukaano cudurka shubanka uu haleelay degmada Xarfo ayaa isbitaal ahaan loo jiifiyay iskuulo ku yaala degmada, kadib markii uu buuxsamay xarunta caafimaadka hooyada iyo dhallaanka MCHka degmada, mana lahan wax isbitaal ah degmada.

Cudurka ayaa soo ritay shan boqol oo qof , halka 14- qof oo dadkaasi ka mid ah ay u geeriyoodeen cudurka , sida uu radio Daljir u sheegay guddoomiye kuxiegenka degmada Xarfo Cabdulaahi Cabdisalaan Xasan oo intaasi ku daray inay jiraan dad badan oo iyana cudurka uu soo haleelay oo ku sugan tuulooyinka xaruma caafimaadna aanay ka jirin.

DHEGAYSI+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com