Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo

HomeWararkaOgeysiis

Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo

Waxaan halkan tahniyad dhalasho diraya asxaabta kala ah. Cali Kidifaar, Dubai Mubaarak Siciid Yaasiin, Dubai Faarax Madaxey, Finland Bashi

OGAYSIIS: Garoowe oo lagaaga furay Dugsi Qur’aan oo si Oline ah Qu’aanka lagugu bari doono
OGAYSIIS OGAYSIIS: Tartanka Qandaraaska ee Hay’ada NRC Berkedaha Bocame (dhegayso)
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis: Save the Children (Awdal, Sanaag, Sool, Togdheer, Bari, Mudug,Nugaal, Galgaduud …)

Waxaan halkan tahniyad dhalasho diraya asxaabta kala ah.

Cali Kidifaar, Dubai

Mubaarak Siciid Yaasiin, Dubai

Faarax Madaxey, Finland

Bashiir Dhegabadane , Dubai

Salaado Ciise , Dubai

Jimcaalle Siciid Yaasiin, Dubai

Siciido Madaxey, Bosaso

Maxamed Abshir Yaasiin, Bosaso

Maxamuud Abshir Yaasiin, Bosaso.

Abshir Baxwal, Bosaso

 

Dhamaantood waxaa ay tahniyad dhalasho ah udirayaan Marwo Canab Ismaaciil iyo Abshir Siciid Yaasiin oo uu wiil ugu dhashay magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag, waxaanu leenahay Ilaahay haka dhigo kii DDD anfaca Aaamiin, Aaamiin, Aamiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: