Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland.

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Haweenka Punland waa maxay caqabada ka hor taagan kamid noqoshada Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ? (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo Khibraddooda ciidan.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

2. Waxaa S/Guuto Axmed Cali Salaad loo magacaabay Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: