Haweenka Punland waa maxay caqabada ka hor taagan kamid noqoshada Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ? (dhegayso)

HomeWararka

Haweenka Punland waa maxay caqabada ka hor taagan kamid noqoshada Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ? (dhegayso)

Xukuumadihii kala duwanaa ee Puntland soo maray dumarku kaalin mugleh kuma aysan  lahayn  siyaasada Puntland siiba dhanka Gole yaasha dowladda, Baarla

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay
Liiska xildhibaannada golaha deegaanka degmooyinka gobolka Gardafuu.
DHUUSAMAREEB: Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

Xukuumadihii kala duwanaa ee Puntland soo maray dumarku kaalin mugleh kuma aysan  lahayn  siyaasada Puntland siiba dhanka Gole yaasha dowladda, Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ee cusub .

Caqabada ugu wayn ee hor taagan ayay haweenku ku sheegeen in ay tahay odayaasha dhaqanka oo nidaamka wax ku qaybsiga beelaha ku soo xula xubnaha u matalaya siyaasada iyagoo uxaglinaya  dhinaca Raga .

Hadab sidee caqabadaasi  uga gubki karaan haweenka Puntland? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Guddoomiyaha Ururka haweenka ee gobolka Bari Maryan Gaduudo  .

wariye Xasan Heykal ayay uranatay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: