Isuduwaha Wasaarada Arimaha gudaha Gobolka Mudug oo Beeniyey in xilka loo kordhiyey Degmooyinka Xarfo iyo Galdogob

HomeWararka

Isuduwaha Wasaarada Arimaha gudaha Gobolka Mudug oo Beeniyey in xilka loo kordhiyey Degmooyinka Xarfo iyo Galdogob

Isuduwaha wasaarada arimaha gudaha gobolka Mudug ayaa sheegay in degmooyinka Xarfo iyo Galgodob ee gobolka Mudug uu ka dhamaaday waqtigii Xil haynta i

Alshabaab oo So Bandhigay Rag ay ku shegeen Basaasin oo kenya ah (Sawiro)
GAALKACYO: TIRADII UGU BADNAYD EE AL-SHABAAB OO DIL TOOGASHO AH LAGU FULIYEY
Dowladda Federaalka oo talaabo ka qaadaysa Shirkadaha Diyaaradaha

Isuduwaha wasaarada arimaha gudaha gobolka Mudug ayaa sheegay in degmooyinka Xarfo iyo Galgodob ee gobolka Mudug uu ka dhamaaday waqtigii Xil haynta isagoona sheegay in wasaarada arimaha gudaha laga sugayo waqti u qabashada Xiliga la dhisayo golaha xigga.

Nadiir C/nuur Maxamuud isuduwaha arimaha gudaha ee gobolka Mudug ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu beeniyey warar sheegayey in Muddo kordhin 2 Sanno ah loogu daray golaha deegaanka ee degmooyinkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: