Isuduwaha Wasaarada Arimaha gudaha Gobolka Mudug oo Beeniyey in xilka loo kordhiyey Degmooyinka Xarfo iyo Galdogob

Isuduwaha wasaarada arimaha gudaha gobolka Mudug ayaa sheegay in degmooyinka Xarfo iyo Galgodob ee gobolka Mudug uu ka dhamaaday waqtigii Xil haynta isagoona sheegay in wasaarada arimaha gudaha laga sugayo waqti u qabashada Xiliga la dhisayo golaha xigga.

Nadiir C/nuur Maxamuud isuduwaha arimaha gudaha ee gobolka Mudug ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu beeniyey warar sheegayey in Muddo kordhin 2 Sanno ah loogu daray golaha deegaanka ee degmooyinkaasi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com