Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle oo ka hadlaya Dhismaha Golayaasha Deegaanka. (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle oo ka hadlaya Dhismaha Golayaasha Deegaanka. (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay golaha deegaanka oo la qorsheynayo in laga bilaabo dhowaan deegaano ka mid ah

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda oo Xal uheshay khilaafka iyaga iyo maamul goboleedyada ka dhex taagnaa
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha, “Hagardaamada Aragagixisadu Ma Hakin Doonto Dadaalka Loogu Jiro Nabad Kusoo Dabaalidda Dalkeenna”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay golaha deegaanka oo la qorsheynayo in laga bilaabo dhowaan deegaano ka mid ah dowlad goboleedka Hirshabelle.

Maxamed Cali Caadle Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa sheegay si qalad ah loo tarjumay qaabka loo doonayo in lagu dhiso golaha deegaanka Hirshabelle.

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarada Arrimaha Gudaha aysan wax lug ah ku yeelan doonin soo xulista golaha deegaanka isagoo beeniyay warar sheegayay in wasaaradu ay xuli doonto xubnaha golaha deegaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: