Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

HomeWararka

Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

Xiisada udhaxaysa wadamada IIraan iyo mareykanka ayaa cirka isku shareertay waxaana la baajiyay weerar uu mareykanku qorsheeyay in uu ku qaado saldhig

Qaramada Midoobay oo jawaab ka dalbatay Itoobiya
Madaxweyne Qoorqoor oo kormeer ku maraya degaano ka tirsan Gobalka Mudug
Al-Shabaab captures POW during attack in Mogadishu

Xiisada udhaxaysa wadamada IIraan iyo mareykanka ayaa cirka isku shareertay waxaana la baajiyay weerar uu mareykanku qorsheeyay in uu ku qaado saldhigyo Milatari oo ku yaalay gudaha Iiraan, balse Iiraan ayaa shegtay in ay iska difaaci doonto weerar kasta oo uga yimaada mareykanka.

wararkii ugu dambeeyay ee xiisada labada dal waxaa soo koobaysa wariye Hodan Sulub Diiini.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: