Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay ay soo qabteen 7 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland. wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay. Dhegayso.

Awdal, the sacrificial lamb, and the Devil’s bargain between IOG of Djibouti and Habar Awal clansmen of Somaliland
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo QM ugu baaqay in cuno qabataynta hubka la qaado

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay ay soo qabteen 7 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: