Wacaal Darey ah: Abwaan Sangub oo ku geeriyooday Addis-Ababa  (dhegayso)

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Abwaan Sangub oo ku geeriyooday Addis-Ababa (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Addis -Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub oo ma

Soomaaliya & Hay’adda IMF oo gaaray heshiis la xiriira deyn cafinta
Madaxweyne laftagareen oo eedeyeey Ciidamo ka tirsan DFS
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Warbixin laga siiyay kiiskii badda Soomaaliya iyo Kenya

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Addis -Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub oo maalmihii udambeeyay ku xanuunsanaa dalka dibadiisa.

Hadaba maxaad kala socotay xaaladiisii caasimaad iyo xanuunka uu ugeeriyooday bwaanka?

waxaan ka waraysanay Abwaan Guure oo kamid ah golaha abwaanada Soomalaiyeed oo mudo badan ay soo wada shaqeeyeen, wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Lasoco taariikhda Abnaaka oo aan idiin soo gudbino.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: