Jubaland oo digniin udirtay Kooxo Waraaqo been abuur ah lacago ku qaata

HomeWararka

Jubaland oo digniin udirtay Kooxo Waraaqo been abuur ah lacago ku qaata

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Mudulow oo Warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayaa Shacabka uga di

Musharrixinta Jubbaland oo ka soo horjeestay Guddiga doorashooyinka Jubbaland (Daawo)
Guddigii maaliayada dalka oo la kala diray
Ciidamada dowladda oo howlgalo sameyeey

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Mudulow oo Warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayaa Shacabka uga digay dadka wata warqado aysan Maamulka ogeyn,isla markaana dadka lacagaha uga qaadanaya.

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Mudulow oo Warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayaa Shacabka uga digay ddkaasi wata warqado aysan Maamulka ogeyn,isla markaana dadka lacagaha uga qaadanaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: