Guddigii maaliayada dalka oo la kala diray

Guddigii maaliayada dalka oo la kala diray

Warqad ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Fadaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan ,ayaa waxaa lagu kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha shacabka .

Kala dirista gudigan ayaa timid kadib markii la ogaaday in gudigan ay ku jiraan xubno mucaarad ku ah dowladda oo kaga faa iidaysanaya dana hooda siyaasadeed Guddigan.

Halkan ka Akhiriso warqada kala dirista.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com