Madaxweyne Deni oo maanta daah furay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo maanta daah furay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Waxaa maanta hoolka baarlamaanka Puntland si toos ah uga furmay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland waxaana qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka

Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)
Abwaan Cabdiwali Bashiir Nuur oo Maanso ka tiriyay sixun u isticmaalka baraha Bulshada ay ku xiriirto (dhegayso)
Djibouti’s Dilemma: Balancing Regional Politics and National Interests

Waxaa maanta hoolka baarlamaanka Puntland si toos ah uga furmay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland waxaana qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Madaxweynaha ayaa ka haday xaalada deegaanada Puntland sida dhaqaalaha, amniga, fatahaadii roobabka iyo qasaarihii ay gaysteen, xiirka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntlan iyo sababtii keentay in uu fashilmo shirkii Garoowe oo uu ku eedeeyay in ay dowladda dhexe sabab u ahayd.

Djegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: