Waa sidee xaaladda dadkii khasaaruhu ka soo gaaray barwaaqadii roobabka Puntland? (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Waa sidee xaaladda dadkii khasaaruhu ka soo gaaray barwaaqadii roobabka Puntland? (dhegayso|daawo)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa ka warramay xaaladihii ugu danbeeyey ee khasaara

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Kenya oo sheegtay inay weerar ku dishay 20 katirsan Al-Shabaab
Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa ka warramay xaaladihii ugu danbeeyey ee khasaaraha ka dhashay robaabka ka da’aya Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay inay saameyn xooggan u geeysteen robaabkii dhawaan ka da’ay Puntland dadka reer miyiga ah, wuxuuna sheegay in dadkaas la gaarsiiyey gurmad.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu Wasiirku u warramay.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0