Waa sidee xaaladda dadkii khasaaruhu ka soo gaaray barwaaqadii roobabka Puntland? (dhegayso|daawo)

Waa sidee xaaladda dadkii khasaaruhu ka soo gaaray barwaaqadii roobabka Puntland? (dhegayso|daawo)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa ka warramay xaaladihii ugu danbeeyey ee khasaaraha ka dhashay robaabka ka da’aya Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay inay saameyn xooggan u geeysteen robaabkii dhawaan ka da’ay Puntland dadka reer miyiga ah, wuxuuna sheegay in dadkaas la gaarsiiyey gurmad.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu Wasiirku u warramay.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com