Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

Wasiir Gallan ayaa ka hadlaya xaaladda Afurur, dilal Bosaso kadhacay, duqaymaha Mareykanka iyo qorshaha siyaasadeed ee Puntland ee gobolada Sanaag iyo Haylaan. Wasiir Gallan ayaa bayaamiyey habka dib ula wareegitaankii Afurur iyo sababaha dhaliyey. Waxaan kale oo aan Wasiirka ka waraysanay xoreynta gobalka Sanaag iyo qorshaha dhow. Hoos kaga bogo waraysiga Wasiirka.

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Saraakisha kenya oo ka hadlay weerar lagu qaaday iskuul
Mareykanka oo shaaciyay magacyada 10 Soomaali ah oo uu ku daray liiska argagixisada Somali

Wasiir Gallan ayaa ka hadlaya xaaladda Afurur, dilal Bosaso kadhacay, duqaymaha Mareykanka iyo qorshaha siyaasadeed ee Puntland ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Wasiir Gallan ayaa bayaamiyey habka dib ula wareegitaankii Afurur iyo sababaha dhaliyey.

Waxaan kale oo aan Wasiirka ka waraysanay xoreynta gobalka Sanaag iyo qorshaha dhow.

Hoos kaga bogo waraysiga Wasiirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: