Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

Wasiir Gallan ayaa ka hadlaya xaaladda Afurur, dilal Bosaso kadhacay, duqaymaha Mareykanka iyo qorshaha siyaasadeed ee Puntland ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Wasiir Gallan ayaa bayaamiyey habka dib ula wareegitaankii Afurur iyo sababaha dhaliyey.

Waxaan kale oo aan Wasiirka ka waraysanay xoreynta gobalka Sanaag iyo qorshaha dhow.

Hoos kaga bogo waraysiga Wasiirka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com