HomeUncategorized

Kenya oo Ciidamo badan soo Dhoobtay Xadka ay la wadaagto Somalia

Somalia, November 30, 2015-(Daljir)_ Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay.

Baahin: Sabti, Feb 04, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. M/weyne Shariif oo kormeeray xarumaha dawlada ee dhawaan la baneeyey; Is-bahaysiga Somaliya oo sheegay in ay kaabiga u saaran yihiin la wareegida gobollada Jubooyinka; Galmudug oo loogu baaqay in ay jawaab ka bixiyaan dad rayad ah oo lagu laayey xaafada Wadajir, Galkacyo.
Dawladda federaalka oo soo dhaweysay qorshe midawga Afrika ku dalbadeen qadista cuna-qabataynta hubka ee Soomaaliya.
(WACAAL DARAY AH) Dawladda USA oo Ka hadashay Xariga Radio Daljir

Somalia, November 30, 2015-(Daljir)_ Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Al-shabaab oo u socda kooxo-kooxo ay toddobaadyadii u dambeeyay dhibaatooyin ka wadeen deegaannada gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.

Sidoo kale, xiriiriyaha gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay inay adag tahay in amniga deegaanka la sugo, iyagoo sabab uga dhigay roobab da’aya iyo waddooyinka oo xun, balse ay ciidammo badan xadka loo diray.

 

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: