HomeUncategorized

RW Cumar oo Safar aan la sii Qorshayn Gaalkacyo ku tagay

Somalia, November 29, 2015-(Daljir)_ Raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiis Cali Shama,ake ayaa galabta ka dagay goorka diyaaraha ee magaalada gaalkacyo isagoo safar aan la shaacin oo uu halkaas ku gaaray.

Wadaadadii tabliiqa ahaa oo galabta laagu aasay qabuuraha magaalada Galkaacyo. [Akhris …]
War saxaafadeed – Shirka Garowe oo maalintii saddexaad galay iyo wefdi uu hogaaminayo M/weyne Shariif oo ka qayb galaya.
Guddiga gurmadka masiibadii Puntland oo ari u qaybinaya 672 qoys oo xoolo beelay (Dhegeyso)

Somalia, November 29, 2015-(Daljir)_ Raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiis Cali Shama,ake ayaa galabta ka dagay goorka diyaaraha ee magaalada gaalkacyo isagoo  safar aan la shaacin oo uu halkaas ku gaaray.

Raysal wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Maamulka Gobalka Mudug iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland.

Socdaalka uu Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid uu ku tagay Magaalada Gaalkacyo la xiriira arrimaha nabadaynta magaalada Galkacyo oo shalay ay ku dagaalameen ciidamada dowladda Puntland iyo Galmudug.

By: Jaamac Abdurahman 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: