RW Cumar oo Safar aan la sii Qorshayn Gaalkacyo ku tagay

Somalia, November 29, 2015-(Daljir)_ Raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiis Cali Shama,ake ayaa galabta ka dagay goorka diyaaraha ee magaalada gaalkacyo isagoo  safar aan la shaacin oo uu halkaas ku gaaray.

Raysal wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Maamulka Gobalka Mudug iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland.

Socdaalka uu Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid uu ku tagay Magaalada Gaalkacyo la xiriira arrimaha nabadaynta magaalada Galkacyo oo shalay ay ku dagaalameen ciidamada dowladda Puntland iyo Galmudug.

By: Jaamac Abdurahman 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com