Wacaal Darey ah: Boqor Buurmadow ciidamadiisii oo ka soo goostay Soomaaliland soona gaaray Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Boqor Buurmadow ciidamadiisii oo ka soo goostay Soomaaliland soona gaaray Sanaag (dhegayso)

Wararka Radio DaLjir ka helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka amarqaata Boqor Buurmadow ay ka soo goosteen maamulka Soomalailand ee Soomaa

Somaliland in disarray as the last Parliament Speaker outside of the clan calls quits
MARTISOOR: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Duqa Degmada Gaalkacyo iyo waayaha Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (daawo)

Wararka Radio DaLjir ka helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka amarqaata Boqor Buurmadow ay ka soo goosteen maamulka Soomalailand ee Soomaalidiidka kuwaas oo ku soo wajahan gobolka Sanaag.

waxaa sidaasi Warbaahinta u sheegay barasaabka gobolka Awdal, Tiibmaro.

Maamulka Hargeya maalinba maalinta ka dambaysa waxaa ka soo goosanaya ciidamo horleh oo ku soo biiraya dowladda Puntland kuwaas oo ka dhiidhinaya dhibaatada uu maamulku ku hayo shacabka deegaanada Sanaag.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: