Axmed Karaash: “Muuse Biixi cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag” (daawo | dhegayso)

HomeWararka

Axmed Karaash: “Muuse Biixi cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag” (daawo | dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqa

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xog ku saabsan magaca iyo sawirka ninkii tooreyda ku dhaawacay Salman Rushdi
Booliska Gobolka Bari oo Baaritaano ku Wada Dilal Saacadihii la soo Dhaafay ka Dhacay Bosasso (dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolada Sanaag iyo Sool.

Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lala yaabo oo khibrad darro maamul ah in Muuse uu warqad codsi ah u diro hay’adaha samafalka, gobolkana uu ku tilmaamo mid aan amnigiisu sugneyn.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Mustafa noor 5 years ago

    War nimanyoh hadeer inagii baynu nahaye was in runta laysu sheega
    Muuse biixi wuxu ogolyahay inuu bixiyo lacag iyo mashaariic lagu huremarinyo sanaag iyo soil
    Puntland maxay diyaaay
    Mise lacagtu ma soo dhaafto
    Garoowe iyo qardho
    Iyo bosaaso

DISQUS: