Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

Gabar 17 sano jir ah iyo laba carruur ah ayaa daad uu kula tagay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho, sidoo kalle gaadiid xoolo waday ayaa isla d

Koox burcad Soomaali ah oo Afduubtay Markab Xamuul ah
Mudanayaasha Barlamaanka Puntland oo maanta ka hadlay Tahriibayaasha Puntland galaya (dhegayso)
Ibraahim Xabeeb: “Oksijiin la’aan iyo dayac ayuu u dhintay Wasiiru Dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle”

Gabar 17 sano jir ah iyo laba carruur ah ayaa daad uu kula tagay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho, sidoo kalle gaadiid xoolo waday ayaa isla deegaankaasi ku rogmaday.

Arrimahaasi oo dhan ayaa waxaa fahfaahinaya nabadoon Maxamuud Xaaji Khayr oo ka mid ah duqayda dhaqan ee deegaankaasi.

MCI ayuu u waramay isagoo deegaankaasi ku sugan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: