Askar ka tirsan Ciidamada dawladda oo Qarax lagula eegtay Balcad

HomeWararka

Askar ka tirsan Ciidamada dawladda oo Qarax lagula eegtay Balcad

Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan  duleedka Degmada Balcad  ayaa saaka halkaa waxaa Qaraxyo lagula eegtay Askar ka tirsan Ciidamada  dawlada Soomaal

10 qof oo lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay Mekelle
DHEGAYSO Caawa & Daljir iyo Wariye Maxamed Lakiman
Maxay ka wada hadleen Ra’iisal Wasaare Xamse iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?

Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan  duleedka Degmada Balcad  ayaa saaka halkaa waxaa Qaraxyo lagula eegtay Askar ka tirsan Ciidamada  dawlada Soomaaliya .

Ciidamadan oo socdaal ku marayey deegaano ka tirsan  duleedka Magaalada Balcad,Qaraxa koowaad ayaa waxaa lala beegsaday Gaari nooca dagaalkaa ee uu saarnaa Sarkaal lagu magacaabo Cali Xuubey oo ka tirsan Ciidanka Melitaliga dawladda Soomaaliya ,waxaa uu qaraxu qabsaday xili uu marayey  tuulo ku taalla inta u dhaxaysa Haansheekh  iyo Ceel Geelow  iyadoona uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh .

Inta laxaqiijiyay waxaa ku dhintay hal Askari  halka midkalena uu ku dhaawacmay qaraaxaas .

Ilaahada wax war ah kama soobixin maamulka degmada  Balcad .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: