Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto  dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Xilli uu si xoogaystay khilafka ka dhextaagan Maraykanka iyo xulufadiiisa iyo dowladda Iiraan ayaa aqoonyahanada la socda siyaasadda caalamka iyo tan

Abwaanka Puntland iyo Faarax Cabduqaadir maxay maanta ka simanyihiin?
Abukar Arman: Maxaa sababay in Soomaaliya ay mamnuucdo wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya?
Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Puntland 20 sano kabacdi (dhegayso/daawo)

Xilli uu si xoogaystay khilafka ka dhextaagan Maraykanka iyo xulufadiiisa iyo dowladda Iiraan ayaa aqoonyahanada la socda siyaasadda caalamka iyo tan Bariga Dhexe waxay ka hadleen xiisaddaas iyo dhibaatooyinka ka dhalan kara. Khuburadu waxa ay sheegeen inay Suurtagal tahay dagaal aan la malaysan karin oo ka qarxa Bariga Dhexe, taasina ay saamayn baaxadle kaga imaan karto Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba.

Dhaqaalah dunida ayaa aad ugu tiirsan wadamada khaliijka, waxaana sido kale saamayn xooggan uu ku yeelan karaa ganacsiga Soomaaliya.

Aqoonyahan Idiris Shire oo ka faalooda arrimaha Carabta iyo Bariga Dhexe ayaa Daljir uga warramay waxa ay Salka ku hayso xiisada Bariga Dhexe iyo saameynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0