Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

Magaaladda Badhan waxaa maanta gaaray wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan isago ka sheegay soo dhaweynti loo sameyeey inay iska difacayaan somali diidka oo u ula jeedo Maamulka Somaliland. Hoos Ka daawo Soo dhaweynta loo sameyeey iyo dareenka shacabka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag.

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Garoowe fkf Badaacweyn Secondary iyo …
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Magaaladda Badhan waxaa maanta gaaray wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan isago ka sheegay soo dhaweynti loo sameyeey inay iska difacayaan somali diidka oo u ula jeedo Maamulka Somaliland.

Hoos Ka daawo Soo dhaweynta loo sameyeey iyo dareenka shacabka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: