Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

Magaaladda Badhan waxaa maanta gaaray wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan isago ka sheegay soo dhaweynti loo sameyeey inay iska difacayaan somali diidka oo u ula jeedo Maamulka Somaliland.

Hoos Ka daawo Soo dhaweynta loo sameyeey iyo dareenka shacabka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com