Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)

HomeWararka

Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)

Olole balaaran oo nadaafadeed ayaa laga sameeyey kaamaamka barakacayaasha ee magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. kadib markii hay'ada keer ay tababar

Hooyo yarankeedi ku wayday Qaraxii Zoobe, dib u milicso 14-ki Octoobar
Wasiirka waxbarashadda Puntland oo jawaab kulul ka bixiyeey hadalkii Goodax Barre (dhegayso|daawo)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Olole balaaran oo nadaafadeed ayaa laga sameeyey kaamaamka barakacayaasha ee magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. kadib markii hay’ada keer ay tababartay ilaa 80 qof oo sameeya wacyigelin iyo olole nadaafadeed.
 
Sidoo kale agab ayaa loogu deeqay dadka nadaafada ka shaqeeya ee ku sugan xeryaha barakacayaasha Boosaaso iyo Qardho.
 
Nadaafadda ayaa muhiim u ah caafimaadka bulshadda iyadoo hadii nadaafadaro dhacdo ay cuduro ka dhashaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: