Site icon Radio Daljir

Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)

Olole balaaran oo nadaafadeed ayaa laga sameeyey kaamaamka barakacayaasha ee magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. kadib markii hay’ada keer ay tababartay ilaa 80 qof oo sameeya wacyigelin iyo olole nadaafadeed.
 
Sidoo kale agab ayaa loogu deeqay dadka nadaafada ka shaqeeya ee ku sugan xeryaha barakacayaasha Boosaaso iyo Qardho.
 
Nadaafadda ayaa muhiim u ah caafimaadka bulshadda iyadoo hadii nadaafadaro dhacdo ay cuduro ka dhashaan.

Exit mobile version