Wasiirka waxbarashadda Puntland oo jawaab kulul ka bixiyeey hadalkii Goodax Barre (dhegayso|daawo)

Wasiirka waxbarashadda Puntland oo jawaab kulul ka bixiyeey hadalkii Goodax Barre (dhegayso|daawo)

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan oo Waraysi Gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa Sheegay in aaney waxba ka jirin Waraka uu sheegay wasiirka waxbarashadda DFS Goodax Barre ee ahaa in uu fashilmay imtaaxanadka Puntland.

Wasiirka waxbarshada Somaliya Cabdulaahi Goodax Baare oo sheegay in intixaanka Puntland Fashilmay,isago ka sheegay hadalkaas maanta Magaaladda Jowhar.

Wasiirka wasaaradda Waxbarshada Puntland ayaa intaa ku daray in cadayn looga Fadhiyo Wasiir Goodax warkaa Meesha uu ka keenay, Wasiirka Waxbarshada Puntland ayaa khadka telephonka ugu waramay Weriye Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com