Muuse Biixi “Dhibaato ka wayn xiligii midnimada ayaa loo gaystay Somaliland” (dhegayso)

HomeWararka

Muuse Biixi “Dhibaato ka wayn xiligii midnimada ayaa loo gaystay Somaliland” (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay munaasbad lagu xusay maalinta gooni isu taagga Somaliland ee 18ka May ayaa sheegay dhi

Wasiir Beyle: “Soomaaliya waxay u Baahantahay Isbedel Lacageed”
Daahfurka wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Xarfo & Gaalkacyo (Sawirro)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay munaasbad lagu xusay maalinta gooni isu taagga Somaliland ee 18ka May ayaa sheegay dhibaato in loo gaystay Somaliland tan iyo xiligii ay raadinayeen aqoonsiga.

Muuse Biixi oo si caraysan u hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay wada hadal in lagu dhameeyo isaga iyo dowladda dhexe ee faderaalka, si go’aan midaysan loo qaato.

Somaliland ayaa raadinaysa aqoonsi ay hesho, balse dadka dega gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ka mid ah dhulka ay sheegato ayaa diidan inay ka go’aan dalka, iyagoo u arka go’aankaasi inuu yahay mid beel ay qaadatay, iyadoona dhowaan lagu xiray magaalada Hargaysa xildhibaan katirsan Somaliland oo sheegay 18ka May inay tahay maalin beel gaar ah ay leedahay.

Hoos kadhegayso hadalkii Muuse Biixi Cabdi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: