Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada isKushuban Maxamuud Farax Muuse oo daljir la hadlay ayaa ka hadlay robaab ka da’ay degmadda isla markaana khasaare geeystay. Guddoomiyaha ayaa shegay in daad xoogan uu la tagay dhamaan beerihi degmadda kuyaalay isla markaana uu jiro khasare kale oo dhinaca ganacsiga ah.

Go,aano ay soo sareen gudiga nabadeynta saax maygaag iyo sanga jabiye
Wafdi kasocda Wasaaradda qorsheynta DFS oo gaaray Cabudwaaq (dhegayso)
500 oo qof oo ku dhaawacmay dibadbaxyo ka dhacay gobolka Kashmiir oo ay ku muran san yihiin Hindiya iyo Bakistaan ( dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada isKushuban Maxamuud Farax Muuse oo daljir la hadlay ayaa ka hadlay robaab ka da’ay degmadda isla markaana khasaare geeystay.

Guddoomiyaha ayaa shegay in daad xoogan uu la tagay dhamaan beerihi degmadda kuyaalay isla markaana uu jiro khasare kale oo dhinaca ganacsiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: