Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay duleedka Carmo (sawiro)

HomeWararka

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay duleedka Carmo (sawiro)

Ugu yaraan sadex ruux ayaa geeriyooday, 12- ruux ayaana ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaamada Carmo iyo Carto ee wadada laamiga ee isku xira gobolada Puntland. Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari booyad ah iyo gaari shacab ah oo bas ah.

Hub xildhibaano katirsan baarlamaanka loo dhiibay oo gacanta u galay A-shabaab
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan DFS
JIGJIGA OO AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY HANTIDHOWRKII GUUD EE DDS (Warbixin)

Ugu yaraan sadex ruux ayaa geeriyooday, 12- ruux ayaana ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaamada Carmo iyo Carto ee wadada laamiga ee isku xira gobolada Puntland.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari booyad ah iyo gaari shacab ah oo bas ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: