Madaxweynaha Hiirshabeele oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan DFS

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan DFS

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho Muqdisho waxaa uu Maanta la kulmay Mas’uuliyi

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Maxamed Xasan Dhalo (Daawo)
Madaxweyenaha Kenya: “Cidna kama aqbaleyno in ay sheegato lahaanshiyaha qeyb ka mid ah dhulkeena

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho Muqdisho waxaa uu Maanta la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta uu la kulmay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale, Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo kairsant Golaha Shacabka iyo Musharax Madaxweyne ahna Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Kulamada ayaa waxaa looga hadlyay Guud ahaan Xaaladaha dalka iyo doorashooyinka, sugar ah ah Arrimaha degaannada Hirshabelle.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa kamid ah Dowlad Goboleedyada Xukuumadda Soomaaliya ku taageeray hirgelinta doorasho ay ka maqan yihiin Jubbaland iyo Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: