Jubbaland oo ka hadashay Amniga Musharixinta

HomeWararka

Jubbaland oo ka hadashay Amniga Musharixinta

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Jubbaland Maxamed Naasir Guuleed Xasan ayaa ka hadlay Amniga Musharaxiinta Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Maadaam

DHEGEYSO-Brnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo farriin u direy Ganacsatada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Saxda Ahaa,Waqtigiisi saxda ahaa & Goobta Saxda ahayd (Maqaal)

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Jubbaland Maxamed Naasir Guuleed Xasan ayaa ka hadlay Amniga Musharaxiinta Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Maadaama dhawaan lagu waddo in Kismaayo lagu qabto doorashadda Madaxweynaha Jubbaland.

Waxaa uu sheegay in suggitaanka amniga Musharaxiinta ay iska kaashan doonaan Ciidanka AMISOM ee ku sugan degaanada maamulka Jubbaland iyo Ciidanka Booliska Magaalada Kismaayo.

Taliyaha ayaa xusay in aan la ogolaan doonin in Musharaxiinta qaarkood ay Amniga Magaalada Kismaayo ay qalqal galiyaan,islamarkaana ay abuuraan xaalad nabadgaliyo daro.

Waxaa uu tilmaamay in ugu dambeyntii in la diyaariyay Ciidamo gaar ah oo ka shaqeyn doona Ammaanka goobaha ay ka dhaceyso doorashadda Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: