Qarax kadhacay iridka maxkamadda Bosaso

HomeWararka

Qarax kadhacay iridka maxkamadda Bosaso

  Inta la xaqiijiyay sideed ruux ayas ku dhaawacmay qarax kadhacay afaafka hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Bosaso. Dadka dhaawacmay ayaa isugu jiray rayid iyo ciidamo, waxaana waxyeelo soo gaartay gaariga guddoomiyaha maxkamadda.   Diiwaanka wararka Daljir    

Taliyaaniga oo xalay ku guulaystay koobkii Qaramada Yurub
Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed kaso saartay Shirkii Brussels
Siyaasi Faarax Cali Shire oo akhriyeey Warmurtiyeedka Mucaaradka Puntland

 

Inta la xaqiijiyay sideed ruux ayas ku dhaawacmay qarax kadhacay afaafka hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Bosaso.

Dadka dhaawacmay ayaa isugu jiray rayid iyo ciidamo, waxaana waxyeelo soo gaartay gaariga guddoomiyaha maxkamadda.

 

Diiwaanka wararka Daljir

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: