Duqaymo diyaaradeed oo kadhacay deegaamo katirsan gobolka Bari

HomeWararka

Duqaymo diyaaradeed oo kadhacay deegaamo katirsan gobolka Bari

Diayaarado dagaal ayaa duqayn ka fuliyay deegaanka Miriqle oo 45km dhanka bari uga toosan degmada Iskushuban ee gobolka Bari, iyo sidoo kalle deegaank

Eng Yariisow,”Alshabaab Nagama Hor Joogsan Karaan Gurmadka Abaaraha”
Madaxweynihii hore ee Brazil oo wacad ku maray inuu Brazil ka xorayn doono waalida (Akhriso )
MADASHA DALJIR | Dood xiisa leh oo dhexmartay Wasiiro Xukuumada Puntland, Danjire Cawed & Eng. Jabiye

Diayaarado dagaal ayaa duqayn ka fuliyay deegaanka Miriqle oo 45km dhanka bari uga toosan degmada Iskushuban ee gobolka Bari, iyo sidoo kalle deegaanka Camayra.

Duqaymahan oo xalay kadhacay deegaamadaasi ayaa warar kalle duwan ay kasoo baxayaan khasaaraha ka dhashay.

Saraakiil katirsan hay’adaha ammaanka ayaa ku waramaya in lagu dilay hogaamiyeyaal katirsan Al-shabaab iyo Daacish, walow aan si dhab ah wali loo xaqiijin.

Horay ayaa Mareykanka uu duqayn diyaaradeed uu ugu dilay hogaamiye kuixgeenkii kooxda Daacish Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: