Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

HomeWararka

Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal habeenadii lasoo dhaafay kadhacayay magaalada Bosaso oo ay u dambaysay askari katirsanaa booliska saldhigga Biyo kulule oo xalay koox hubaysan ay dileen. Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Xuseen Cali Maxamed xafiiskiisa ku waraystay.

Duqaymo Alshabaab Lagula Beegsaday Gobolka Gedo
110 Arday oo ka qalin Jabisay Macadka Macruuf Gaalkacyo (Sawiro)
Wasiir hore Burhaan Cilmi Xirsi: “doorasho qof iyo cod ah Puntland way ka dhacaysa taas hadal maleh

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal habeenadii lasoo dhaafay kadhacayay magaalada Bosaso oo ay u dambaysay askari katirsanaa booliska saldhigga Biyo kulule oo xalay koox hubaysan ay dileen.

Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Xuseen Cali Maxamed xafiiskiisa ku waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: